Dowladda Somalia oo markale ku celisay in Nicholas Haysom ka Shaqeyn karin dalka

0
365

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in dowladdu aysan marna aqbali doonin in Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Nicholas Haysom uu mar kale kasii shaqeeyo Soomaaliya. Hadalkaan ayaa imaanaya xilli ay jiraan warar sheegaya in Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres iyo madaxda ugu sareysa dowladda Soomaaliya ay […]




SOURCE: Dowladda Somalia oo markale ku celisay in Nicholas Haysom ka Shaqeyn karin dalka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.