Dowladda Somalia oo War ka soo saartay dilka dhacay Muqdisho

0
152

Ciidamada Ammaanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta xafada suuq Bacaad ee degamda Yaaqshiid waxa ay ku dileyn Nin la sheegay in qof kale uu ku diley gudaha degamda Yaaqshiid ee Gobolkan Banaadir,waxan dilkaasi ka hadlay Wasiirka Amniga Soomaaliya. Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow ayaa u sheegay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladda Somalia oo War ka soo saartay dilka dhacay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.