Dowladda Somalia oo Warka soo saartey bur burintii Ciidamada Kenya ee Xarun ay laheyd Hormuud

0
547

Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda Mudane Eng. Cabdi Cashuur Xasan ayaa cambaareeyey Weerarkii lagu qaadey Xarunta Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee deegaanka Dhuuntoow ee degmada Ceel-waaq. Wasiirka oo u tacsiyeeyey ehellada dadkii ku dhintey weerarkaasi ayaa sheegay in ay kulan gaar ah arrintan kala qaateen Wasaaraddaha Amniga, Gaashaandhiga, Arrimaha Gudaha & Dibedda degdegna looga bixin […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladda Somalia oo Warka soo saartey bur burintii Ciidamada Kenya ee Xarun ay laheyd Hormuud

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.