Dowladda Somaliya oo Qoraal u dirtay Madaxda ku Shirsan Kismaayo

0
92

Dawladda federaalka ee Soomaaliya ayaa maamul goboleedyada ku shirsan Kismaayo ka codsatay in ay keenaan xisaab-celin ku aaddan “isticmaalka lacagaha dawladda dhexe ay u gudbiso dawlad goboleedyada”. Warqad todobaadkan ka soo baxday xafiiska wasiirka maaliyadda ee Soomaaliya oo BBC ay heshay nuqul ka mid ah ayaa lagu sheegay in “la soo gaaray xisaab celin dhamaystiran […]




SOURCE: Dowladda Somaliya oo Qoraal u dirtay Madaxda ku Shirsan Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.