Dowladda Soomaaliya oo beenisay in uu jiro kulan dhaxmari doona madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta

0
30

Khamiis, July, 11, 2019 (HOL)-Wasiirka Wasaarradda Arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya Axmed Cawad Ciise ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay kulan la sheegay in uu magaalada Addis Ababa ku dhaxmari doono madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya




SOURCE: Dowladda Soomaaliya oo beenisay in uu jiro kulan dhaxmari doona madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.