Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii lagu beegsaday labo goobood oo shidaal ee dalka Sacuudiga

0
248

Arbaco, May, 15, 2019 (HOL) – Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay weerar loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn lagu beegsaday labo goobood oo shidaal oo ku kala yaalla deegaannada Al Duwadimi iyo Afif ee bartamaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya.




SOURCE: Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii lagu beegsaday labo goobood oo shidaal ee dalka Sacuudiga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.