Khamiis, June, 28, 2018 (HOL)–Iyadoo bilihii uu danbeeyay uu taagnaa khilaaf xoog leh oo soo kala dhaxgalay madaxda ugu sareysa maamul gobolleedka Galmudug, ayeey hadda ku howlan tahay dowladda Soomaaliya sidii loo dhameyn lahaa is-mar-waaga siyaasadeed.
READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladda Soomaaliya oo dhaxdhaxaadineysa madaxda Galmudug