|

Dowladda Soomaaliya oo digniin ka soo saartay Roobab dabeylo wata oo ku soo wajahan…

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay digniin ka soo saartay is bedellada Cimilada, gaar ahaan fatahaadaha iyo duufaano la saadaalinayo inay ku soo wajahan yihiin deegaano ka mid ah Soomaaliya.
War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta ayaa lagu sheegay in roobabka weli ka da’aya gobolada ay suura gal ka dhigi karaan fatahaado hor leh, waxaana heegan la geliyay hey’adaha qaabilsan gurmadka iyo ka jawaabista xaaladaha degdega ee ka dhalan kara roobabka iyo dabeylaha la saadaalinayo.
Maamulka Gobolka Banaadir iyo taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa u diyaar garoobay gurmadka daadadka ka dhasha roobabka la saadaalinayo, waxaana la diyaariyay gaadiidka gurmadka degdega iyo waaxyaha qaabilsan ka jawaabista xaaladaha degdega.
Halkan hoose ka akhriso war saxaafadeedka:-

The post Dowladda Soomaaliya oo digniin ka soo saartay Roobab dabeylo wata oo ku soo wajahan… appeared first on Jowhar Somali Leader News.




SOURCE: Dowladda Soomaaliya oo digniin ka soo saartay Roobab dabeylo wata oo ku soo wajahan…

DAAWO WAREYSI IYO JAWAAB UU M. FARMAAJO KA BIXIYEY

Leave a Reply

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application