Dowladda Soomaaliya oo Heshiis Heer Caalami ah saxiixday

0
103

Heshiiskaan ayaa waxa uu ka dhacay Xarunta Qaramada Midoobay ee Malada Newyork,waxana uu yahay mid la xiriira cahdiga Qaramada Midoobay ee dhowrista Xaquuqda ay leeyihiin dadka naafadaha ah. Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xaquuqul insaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Deeqo Yaasin oo ku sugan Magalada Newyork ayaa heshiiskaas saxiixday,waxana Soomaaliya ay noqotay dowladii ugu dambeysay ee […]




SOURCE: Dowladda Soomaaliya oo Heshiis Heer Caalami ah saxiixday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.