Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dhaawacyo la filayo in loo qaado dalka Turkiga

0
104

Axad, December, 29, 2019 (HOL)-Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay qabanqabaada dhaawacyo saacadaha soo socda lagu wado in loo qaado dalka Turkiga kuwaa oo ka mid ahaa dadkii ay shalay wax yeelladu ka soo gaartay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Ex Koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho.




SOURCE: Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dhaawacyo la filayo in loo qaado dalka Turkiga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.