Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay howlaha Xajka ee sanadkan

0
31

Axad, July, 14, 2019 (HOL) -Wasaaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan la qaadatay mas’uuliyiin ka socday shirkadaha u adeega Xujeyda Somaaliyeed ee sanadkaan ku guuleystay inay xujeyda qaadaan.




SOURCE: Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay howlaha Xajka ee sanadkan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.