Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa cambaareeyay weerarkii Galabta ka dhacay Isgoyska Km4 gaar ahaan hotelka Saxafi ee Magaaladda Muqdisho,Isagoo tacsi u diray guud ahaan dadka Soomaaliyeed. “Anigoo ku hadlayay Magacayga iyo kan madaxweynaha Jamhuuriyadda waxaan cambaareynayaa falkii argagixisinimo ee galabta dhacay,dadkii ku geeriyooday Naxriistii jano […]
SOURCE: Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho