Dowladda Soomaaliya oo la wareegaysa ciidan uu Turkiga ku tababaray Muqdisho

0
30

Sabti, October, 06, 2018 (HOL)– Saldhigga milatari ee Turkiga uu ku leeyahay magaalada Muqdisho, waxaa ka socota munasaabad la filayo in dowladda Soomaaliya ay kula wareegto cutub ka mid ah Ciidamadda uu tababarray Turkiga.




SOURCE: Dowladda Soomaaliya oo la wareegaysa ciidan uu Turkiga ku tababaray Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.