Dowladda Soomaaliya oo la wareegeysa Shir Guddoonka Golaha Wasiirada Jaamacadda Carabta

0
87

Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa shaacisay in soomaaliya ay dhawaan la wareegeyso Shir guddoonka Golaha Wasiirada Carabta, kulankiisa 151,aad,kadib dadaal badan oo laga sameeyey dhinaca Siyaasada Arrimaha Dibada. “Soomaaliya waxa ay si rasmi ah ula wareegeysaa shirguddoonka Golaha Wasiirada Jaamacadda Carabta, kulankiisa 151,aad,Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa ay soo celinaysaa maqaamka Soomaaliya ay […]




SOURCE: Dowladda Soomaaliya oo la wareegeysa Shir Guddoonka Golaha Wasiirada Jaamacadda Carabta

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.