Dowladda Soomaaliya oo mar kale ka hadashay arrimaha Xajka

0
274

Jimco, July, 13, 2018 (HOL) – Ku simaha Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda C/xakiin Xasan Ibraahim Ashkir oo waraysi siiyay warbaahinta dowladda, isaga oo ku sugan wadanka Sacuudiga ayaa wuxuu ka warbixiyay kulamo uu halkaasi kula qaatay masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Xajka ee dalka Sacuudiga.




READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladda Soomaaliya oo mar kale ka hadashay arrimaha Xajka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.