Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in la dhisayo waddo isku xirta Baladweyne iyo Garoowe

0
81

Jimco, Maarso, 15, 2019 (HOL)- Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday mashaaric waa weyn oo lagu dhisayo waddooyin isku xira gobollada dalka, sida laga sheegay shirka dhismaha waddooyinka isku xira gobollada dalka oo muddo saddex maalmood ah kasocday Muqdisho oo uu maanta soo xiray Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya, Cabdi Aadan Hoosow.




SOURCE: Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in la dhisayo waddo isku xirta Baladweyne iyo Garoowe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.