Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay howlgal ku dishay sarkaal ka tirsan Ururka Al-shabaab

0
61

Axad, Feberaayo, 17, 2019 (HOL)- Wararka ka imanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ciidamada dowladda Soomaaliya deegaanno ka tirsan gobolka ka sameeyeen howlgal ka dhan ah Ururka Al-shabaab.




SOURCE: Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay howlgal ku dishay sarkaal ka tirsan Ururka Al-shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.