Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in la qabtay Ninkii waday gaarigii ku qarxay Kaawa Godeey

0
291

Ciidamada Amaanka Soomaaliya ayaa la sheegay in gacanta lagu dhigay darawalkii waday Gaari Maanta ku qarxay Suuq ku yaalla Isgoyska Kaawa Godeey qeybta degmada Wadajir. Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa SONNA u sheegay in dhagar ninkii  waday gaariga gacanta lagu soo dhigay ka dib markii uu isku dayay inuu […]




SOURCE: Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in la qabtay Ninkii waday gaarigii ku qarxay Kaawa Godeey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.