Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in wali caqabado ka jiraan soo daabicida lacag shilin Soomaali ah

1
178

Jicmo, October, 05, 2018 (HOL)-Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajisay in ay jiraan sharuudo wali ku xiran si loo soo daabaco lacag shilin Soomaali ah oo horay dowladdu u sheegtay in ay sida ugu dhaqsiyaha badan u soo daabici doonto.




SOURCE: Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in wali caqabado ka jiraan soo daabicida lacag shilin Soomaali ah

1 COMMENT

  1. Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan?
    Yaa tuugo ku aaminaya xoolahooda?
    Lacag been abuur ah yaa looga baddalanayaa xoolihiisa iyo doolarkiisa saxda ah?
    Ganacsadahee aqbalaya in badeecadiisa laga siiyo shilin soomaali beenabuur ah oo loo soo macmalay dawlad-ku- sheeggan ka kooban Dayuusbaro soo shaqo tegey oo raadinaya wax ay dafaan oo ay la cararaan?

    MA DAWLAD LA AAMINI KARO AYAA MEESHA JOOGTA MISE CIYAALASUUQ MAAFIYO AH?

    FARMAAJO ADEERKIIS AFWEYNE SOW MA AHEYN KII
    DORRAAD LIQAY LACAGIHII AY DADWEYNUHU DHIGTEEN BANKIYADA?

    MUUMINKA HAL GOD LAGAMA QANIINO LABA JEER.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.