Dowladda Soomaaliya oo shirkad siineyn-sa malaayiin dollar si looga qaado cunaqabateynta uu Mareykanku ku soo rogay

0
332

Arbaco, August, 22, 2018 (HOL) – Dowladda Soomaaliya ayaa ilaa dhamaadka sanadkan ku bixin doonta lacag dhan Sh40 million ($400,000) oo dollar howlgalinta shaqaaleysiinta shirkad Mareykan ah oo lagu magacaabo Sonoran Policy Group (SPG) taa oo ka shaqeyn doonta sidii uu Mareykanka cunaqabateynta uga qaadi lahaa ciidamada qalab-ka sida ee Soomaaliya.




READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladda Soomaaliya oo shirkad siineyn-sa malaayiin dollar si looga qaado cunaqabateynta uu Mareykanku ku soo rogay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.