Dowladda Soomaaliya oo tira-koob ku sameyneysa Ajaanibta ku sugan dalka

0
394

Khamiis, August, 16, 2018 (HOL)-Xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa go’aamisay in tirakoob rasmi ah lagu sameeyo dadka ajaanibta ah ee kusoo qulqulaya gudaha dalka, si loola socdo dhaq-dhaqaaqyada ay ka samaynayaan gudaha dalka iyada oo la waafajinayo hannaanka qaxootiga iyo socdaalka ee u yaalla dunida.




READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladda Soomaaliya oo tira-koob ku sameyneysa Ajaanibta ku sugan dalka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.