Dowladda Soomaaliya oo u jawaabtay Kenya

0
356

Axad, Feberaayo, 17, 2019 (HOL)- Qoraal goor dhaw ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa looga jawaabay go’aankii ay dowladda Kenya kaga dalbatay safiirka Somalia inuu dalkeeda ka baxo, iyo tallaabadii ay ku sheegtay in Somalia ay iib geysay qeyb ka mid Badda Kenya si shidaal looga baaro.




SOURCE: Dowladda Soomaaliya oo u jawaabtay Kenya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.