Dowladda Soomaaliya oo War ka soo saartay duqeyntii ugu danbeysay ee ka dhacday gobolka Mudug

0
283

Arbaco, November, 21, 2018 (HOL) – Dowladda Soomaaliya gaar ahaan War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta ,Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa lagu sheegay Ciidmada Amniga oo taageero ka helaya ciidamo Mareykan ah in ay Mar kale weerar qorsheysan ay ka fuliyeen fariisimo Al-shabaab ku la haayeen Gobolka Mudug.




SOURCE: Dowladda Soomaaliya oo War ka soo saartay duqeyntii ugu danbeysay ee ka dhacday gobolka Mudug

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.