Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay si xoog leh u cambaaraynaysaa weerarka ay maanta soo qaaday kooxda argagixisada al-shabaab. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daahir Maxamuud Geelle, ayaa sheegay in al-shabaab ay guul darro xoog leh kala kulantay weerarkii maanta argagixisnimada si la mid ah kii ay ku qaadeen Wasaaradda Arrimaha Gudaha. Wasiirka, ayaa sheegay in […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladda Soomaaliya oo War ka soo saartay Qaraxyadii Shalay ka Dhacay Agagaarka Madaxtooyadda Soomaaliya