Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay Weerar laga fuliyay Gobolka Mudug

0
37

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta ,Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya  ayaa lagu sheegay Ciidmada Amniga oo taageero ka helaya Ciidamo Mareykan ah in ay Mar kale weerar qorsheysan ay ka fuliyeen fariisimo Alshabaab ku la haayeen Gobolka Mudug. Warsaxaafadeedka ayaa sidan u qornaa:- “Ciidmaada Qaranka oo taageero Ka helaya Mareykanka ayaa markale maanta hawlgal […]




SOURCE: Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay Weerar laga fuliyay Gobolka Mudug

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.