Dowladda Soomaaliya oo Warka soo saartay Hoobiyaashii ku dhacay D/Wadajir

0
159

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay weerarkii Hoobiyaha ahaa ee ka dhacay degmada Wadajir 1-da Luulyo 2018,waxayna Dowladda Federaalka tacsi tiiraanyo leh direysaa Qoysaska dadkii noloshooda ku waayay weerarka,iyadoona u rajeysay kuwa ku dhaawacmay in si deg deg ah Alle u bogsiiyo. Sidoo kale,Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ku ammaanaysaa ciidamada ammaanka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM sida […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladda Soomaaliya oo Warka soo saartay Hoobiyaashii ku dhacay D/Wadajir

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.