Dowladda Soomaaliya oo wax laga xumaado ku tilmaamtay hadal kasoo yeeray hay’adda bisha cas

0
120

Arbaco, Janaayo, 01, 2020 (HOL)-Dowladda Soomaaliya ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay war ka soo Baxay Hay’adaha Bisha Cas iyo Laan qeyrta Cas (ICRC &SRCS) Soomaaliya, taasoo weerarkii ex-kantarool afgooye ku tilmaamay Iska hor imaad u dhexeeyay laba Dhinac.




SOURCE: Dowladda Soomaaliya oo wax laga xumaado ku tilmaamtay hadal kasoo yeeray hay’adda bisha cas

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.