Dowladda Taliyaaniga oo xirtay dekado ay ka soo degi jireen muhaajiriinta

0
167

Isniin, June, 11, 2018 (HOL) – Dowladda Talyaaniga ayaa diiday Markab soo badbaadiyay muhaajiriin inuu ku soo xirto Dekedaha dalkiisa, iyadoo tallaabadan ay noqoneyso tii u horeysay ee Talyaaniga ku hor-istaago qulqulka muhaajiriinta ka imaanaya dalka Libiya.



Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.