Dowladda Turkiga oo ansixisay Heshiis Is-faham oo ay DFS la gaareen.

0
187

Dowladda Turkiga waxay hadalkaasi ku sheegtay qoraal shalay lagu soo daabacay Faafinta Rasmiga ee dalkaasi, waxayna Dowladda Turkiga si rasmi ah u oggolaatay  Heshiiska Is-fahamka (MoU) ee ay DFS la gaareen bartamihii bishan June, kaasi oo ku adaanaa inay Labada Dowladood iska kaashadaan Kalluumeysiga iyo beerista Kalluunka (cooperation in fishing and fish farming). Heshiiska Is-fahamka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladda Turkiga oo ansixisay Heshiis Is-faham oo ay DFS la gaareen.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.