Dowladda Turkiga oo cambaareysay Qaraxyadii ka dhacay meel ku dhow Xarunta Madaxtooyadda

0
279

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalkaasi waxay soo saartay Hadal-qoraal oo ay ku cambaaraysay weerarkii iyo qaraxyaddii ay Alshabaab shalay ka geysteen magaalladad Muqdisho. Qoraalka waxaa lagu xusay inay Dowladda Turkiga si xooggan u cambaaraynayso Qaraxyadaasi oo ay sheegtay in lagu soo beegay Shirweynaha looga hadlayo Somalia ee bishan July 16-da ilaa 17-da ka dhici doona […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladda Turkiga oo cambaareysay Qaraxyadii ka dhacay meel ku dhow Xarunta Madaxtooyadda

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.