Dowladda Uganda oo sheegtay in labo askari looga dilay dagaal ka dhacay Marka

0
347

Khamiis,, October, 18, 2018 (HOL)-Dowladda Uganda ayaa sheegtay in dagaal ka dhacay degmada Marka looga dilay labo askari oo ka tirsanaa ciidamadooda howlgalka midowga Africa AMISOM.




SOURCE: Dowladda Uganda oo sheegtay in labo askari looga dilay dagaal ka dhacay Marka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.