Dowladihii ugu horeeyay oo ka hadlay weerarkii Hotelka Dusit

0
400

Kadib, markii ay Ciiddanka Ammaanka ee Kenya soo gebegebeeyeen weerarkii ay Dagaalamayaal Alshabaab ku qaadeen Hotel caan ah oo ku yaalla Bartamaha magaalladda Nairobi, ayaa waxay Warbaahinta dalkaasi sheegeen inay Dowlado badan taageero u muujiyeen Dowladda Kenye. Wargeyska Malainlaah ee Nation waxa uu qoray inay Dowladaha Mareykanka, Britain iyo Shiinaha ka mid ahaayeen Dowladihii ugu […]




SOURCE: Dowladihii ugu horeeyay oo ka hadlay weerarkii Hotelka Dusit

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.