Dr Baadiyow oo la taliye u noqonaya RW Kheyre (Wareegto)

0
83

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa DR Cabduraxmaan Cabdulaahi Macalin Baadiyow loogu Magacaabay La-Taliyaha sare R/wasaaraha ee Arrimaha Nabadeynta iyo Dib u heshiisiinta. Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre markuu tixgaliyay Baahida loo qabo in la magacaabo La-taliye sare oo Khibrad u leh Arrimaha Nabadeynta iyo Dib u heshiisiinta, markuu arkay Qodobada […]




SOURCE: Dr Baadiyow oo la taliye u noqonaya RW Kheyre (Wareegto)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.