Dunidda oo laga xusayo 100 sano guurradii kasoo wareegtay dagaalkii koowaad

0
249

Axad, November, 11, 2018 (HOL) – Waxaa qaybo kamid ah caalamka ka socotaa munaasabadaha lagu xusayo 100 sanaguuradii kasoo wareegtay dagaalkii koowaad ee Adduunka. Waxaana lagu maamuusaya markii lasoo afjaray dagaalka oo ay ahayd sannadkii 1918-kii.




SOURCE: Dunidda oo laga xusayo 100 sano guurradii kasoo wareegtay dagaalkii koowaad

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.