Duqa Degmada Boosaaso oo la doortay

0
65

Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari waxaa maanta lagu qabtay doorashada Duqa Degmada oo ay ku tartameen labo musharax. Duqa Degmada Boosaaso ayaa loo doortay inuu noqdo Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo ahaa Wasiir ku xigeenkii hore maaliyada Puntland oo helay Codad gaaraya ilaa iyo 28 Cod. Sidoo kale Duqa Cusub ee Boosaaso ayaa  waxaa doorashada […]




SOURCE: Duqa Degmada Boosaaso oo la doortay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.