Duqa Muqdisho iyo Midowga Afrika oo isku raacay ka hortaga tacadiyada ka dhanka ah haweenka

0
88

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya Danjire Francisco Medara. Guddoomiyaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay arrimaha amniga, ilaalinta xuquuqul iinsaanka iyo dadaallada Maamulka Gobolka Banaadir uu ugu jiro xal u helista dhibaatooyinka haysta dadka barakacayaasha ah. Eng.Yarisow […]




SOURCE: Duqa Muqdisho iyo Midowga Afrika oo isku raacay ka hortaga tacadiyada ka dhanka ah haweenka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.