Duqa Muqdisho oo 3 bil iyo Bar kadib ka hadlay Afduubka Sonja Nientiet

0
548

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir En, Yariisow ayaa marka hore cambaareyey falalka lagu bartilmaamsado shaqaalaha gargaarka, maadama ay wakhtigooda iyo nolashoodaba u hibeeyeen gurmadka dadka dhibaateysan. Guddoomiyaha ayaa ku baaqay in si deg deg ah lagu siidaayo kalkaaliso Sonja Nientiet oo bartamaha sannadkan ay koox hubaysan ku afduubatay magaalada Muqdisho, iyadoo ku howllaneyd u adeegidda dadka dhibaateysan. […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Duqa Muqdisho oo 3 bil iyo Bar kadib ka hadlay Afduubka Sonja Nientiet

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.