Duqa Muqdisho oo amar ka soo saaray xoolaha magaalada dhex jooga

0
239

Arbaco, July, 04, 2018 (HOL)-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa warqad uu soo saaray wuxuu amar ku siiyay bulshada ku nool magaalada Muqdisho gaar ahaan dadka xoolaha heesta ee xoolahooda magaalada u soo daaqsima taga.




READ MORE FROM THE SOURCE: Duqa Muqdisho oo amar ka soo saaray xoolaha magaalada dhex jooga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.