Duqa Muqdisho oo amray in la burburiyo dhismaha Piazza Libera ee Ceelgaab

0
183

Duqa Muqdisho oo amray in la burburiyo dhismaha Piazza Libera ee Ceelgaab
Axad, June, 10, 2018 (HOL) – Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta amray in la burburiyo dhismaha Piazza Libera ee Ceelgaabta bacdamaa goobtaas ay tahay mid dan guud si loogu soo celiyo sideedii hore.

READ MORE : Duqa Muqdisho oo amray in la burburiyo dhismaha Piazza Libera ee Ceelgaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.