Duqa Muqdisho oo amray in la xiro Goobaha lagu sameeyo dukumiintiyada Been Abuurka ah

0
72

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa bogaadiyey howlgalka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ay ku soo qabteen qaar ka mid ah dadkii dukumiintiyada been abuurka ah ka sameyn jiray magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha ayaa tilmaamay in Maamulka Gobolka Banaadir ay ka hirgeliyeen degmooyinka Gobolka, xafiisyada qaabilsan bixinta dukumiintiyada sharciga ah ee […]




SOURCE: Duqa Muqdisho oo amray in la xiro Goobaha lagu sameeyo dukumiintiyada Been Abuurka ah

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.