Duqa Muqdisho oo baabi’iyey heshiiyadii lagu bixiyey Jardiinooyinka

0
209

Talaado, July, 03, 2018 (HOL) – Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta soo saaray wareegto dib loogala noqday, isla markaana lagu baabi’iyey dhammaan heshiisyadii lagu bixiyey dhulka Jardiinooyinka.




READ MORE FROM THE SOURCE: Duqa Muqdisho oo baabi’iyey heshiiyadii lagu bixiyey Jardiinooyinka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.