Duqa Muqdisho oo cadeeyey sababta loo qabtay Ololaha Dalxiiska Caasimadda

0
440

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa xeebta Keysaney ee degmada Kaaraan ku daah-furay Olalaha Dalxiiska Caasimadda. Guddoomiyaha ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir uu ka shaqeynayo dib u soo nooleynta dalxiiska, maadaama Caasimaddu ay caan ku ahayd goobo si weyn loogu soo dalxiis tagi jiray. Sidoo kale, Guddoomiye Yarisow […]




SOURCE: Duqa Muqdisho oo cadeeyey sababta loo qabtay Ololaha Dalxiiska Caasimadda

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.