Duqa Muqdisho oo ka qeyb galay shirka Maayarada dalalka Islaamka oo Jabuuti ka furmay

0
37

Axad, November, 11, 2018 (HOL) – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir,Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb-galay Shirka Maayarada Magaalooyinka dalalka Islaamka oo sanadkan lagu qabtay Jamhuuriyadda Jabuuti ayna marti-gelisay Duqa Jabuuti Marwo Faadumo Cawaale Cismaan.




SOURCE: Duqa Muqdisho oo ka qeyb galay shirka Maayarada dalalka Islaamka oo Jabuuti ka furmay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.