Duqa Muqdisho oo ku amray laamaha amniga in gacanta lagu soo dhigo askari dilay darawal bajaajle ah

0
84

Isniin, April, 01, 2019 (HOL)– Guddomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxman Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa faray laamaha amniga in gacanta lagu soo dhigo askarigii dilka u geystay muwaadin Bajaajle ah, si caddaaladda loo horkeeno.




SOURCE: Duqa Muqdisho oo ku amray laamaha amniga in gacanta lagu soo dhigo askari dilay darawal bajaajle ah

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.