Duqa Muqdisho oo Magacaabay Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir

0
542

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa Maanta waxa uu magacaabay Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiye Yariisow ayaa  Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir ahna Agaasimaha Warbaahinta Gobolka Banaadir loogu Magacaabay Saalax Xasan cumar. Wareegtada ayaa waxaa la ogeysiiyey dhammaan guddoomiyeyaasha 17 degmo ee Gobolka Banaadir iyo masuuliyinta […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Duqa Muqdisho oo Magacaabay Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.