Duqa Muqdisho oo mamnuucay in dekada laga soo dejiyo Mooto Bajaaj

0
80

Wareegto Maanta ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cismaan Yariisow ayaa lagu mamnuucay in aan Dekada laga soo dejin karin Mootooyinka Bajaajta. Sidoo kale wareegtada ayaa lagu mamnuucay in Wadooyin magaalada soo gala xitaa aan laga soo galin karin mooto Bajaaj Cusub. Sababta loo manuucay ayaa waxaa lagu sheegay […]




SOURCE: Duqa Muqdisho oo mamnuucay in dekada laga soo dejiyo Mooto Bajaaj

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.