Duqa Muqdisho oo saxiixay Buugga diiwaangelinta Tacsida Madaxweynihii hore ee dalka Sudan

0
406

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta saxiixay buugga diiwaangelinta Tacsida  Madaxweynihii hore ee dalkaasi General C/raahman Mahamed Hassaan (Siwar Al Dahab) kaasi oo ka furan safaarada sudan ee Muqdisho. Madaxweynihii hore ee dalkaasi Marxuum C/raahman Mahamed Hassaan (Siwar Al Dahab) ayaa dhawaan ku geeriyooday Isbitaal Mileteri oo […]




SOURCE: Duqa Muqdisho oo saxiixay Buugga diiwaangelinta Tacsida Madaxweynihii hore ee dalka Sudan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.