Duqa Muqdisho : Waa sanadkii dadka reer Muqdisho ka tashan lahaayeen aayahooda iyo Maqaamka Muqdisho

0
236

Khamiis, Janaayo, 10, 2019 (HOL)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa sheegay in sanadkan uu yahay sanadkii dadka reer Muqdisho ay heli lahaayene matalaadooda, ayna ula mid lahaayene gobolada kale ee dalka.




SOURCE: Duqa Muqdisho : Waa sanadkii dadka reer Muqdisho ka tashan lahaayeen aayahooda iyo Maqaamka Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.