Duqa Muqdisho”Amniga Caasimadda waxaan ka howlgelineynaa Ciidamo aan wax balwad ah laheyn”

0
554

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Magaalada Muqdisho Eng; C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisoow) ayaa sheegay in ammaanka caasimadda Dalka Soomaaliya ee Muqdisho uu haatan marayo meel wanaagsan. Eng; Yariisoow oo u warramayay Warbaahinta Qaranka ayaa intaa raaciyay in hadafkoodu uu yahay in Magaala madaxda Dalka oo uu ku tilmaamay Hooyadii Ummadda Soomaaliyeed iyo Qalbigii Shacabka ay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Duqa Muqdisho”Amniga Caasimadda waxaan ka howlgelineynaa Ciidamo aan wax balwad ah laheyn”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.