Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Gobolka Baay

0
393

Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa Maraykanka ayaa 10 xubnood oo ka tirsanaa Al-shabaab waxa ku dileen duqeyn xagga cirka ah oo ka dhacday meel 150 km Koofur galbeed uga beegan Muqdisho, kana tirsan Gobolka Baay. War qoraal ah oo lagu qoray Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa waxaa lagu sheegay in duqeyntan dhanka cirka […]




SOURCE: Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Gobolka Baay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.